U bood nuxurka

Jiraan koombe

Ka Wikipedia

Beesha jiraan kombe waa beel facwayn oo kamid ah afarta beelod ee koombe kabalaax waxayna besha wada dhalasho kadhaxaysa beelaha Harti kombe , Gari kombe , xarla kombe beeshu waabel facwayn oo deganka ubadan ay degta uu yahay bariga harar ee itobiya khastan deganada

Gursum , Fuyambira , Bambas , Galalshe, Borale , Diredawa , Babili , Matahara , Erergota , Dhagaxle iyo meelo kale oo badan.


Beshu waxay ukala baxda 5 laamod oo wawayn oo kala ah.

1.saandhere||

                       2.calibare ||

3.bahgalimays ||

            4.jidwaqle||

5.game||


Midkasta oo kamidan waxa kasi farcama jifoyin wawayn oo samayn dhaqale mid siyasaded iyo ciidanba leh.

•sandhere waxu dhalay [1]

 •reer mumin
   •reer libaan 
      •reer abokor 
        • reer nuur 

•Calibare waxu dhalay [2]

• reer ciise gadid 
  •reer askar
    •reer khaliif 
      •cali halo 
        •reer cabdi 

•Bahgalimays waxu dhalay [3]

• reer sacad 
   • reer abokor 


•Jidwae waxu dhalay [4]

• reer adan farah 
   •reer adan xusen 
     •reer motibele 

•Gaame waxu dhalay [5]

 •reer mowliid 
   •reer limaay 
      •reer adan wariyo 
        •reer duule


Besha waxasomaray saldanado badan oo tarikhi ah waxana saldanada guud ee beesha jiraan kombe haya reerka saandhere ladhaho waxana isaga dambeyay saldanadaas cuqashan hoos kuxusan


1.suldaan obsiye glued

       2.suldaan farah kahim

3.suldaan maxamed kahin

      4.suldaan abdinasir rafaad 

5.suldaan dahir shuuqe

       6.suldaan cumar ibrahim 

7.suldaan xaashi cumar

Iyo suldaanka guud ee hada talada haya suldaan cabdulahi mohamoud mohamed yare kuna magac dheer suldaan shaam.


Alle ha unaxariiste awoowgii guud ee beshu kaso farcantay ee jiraan kombe waxa uu ku asanyahay degmada godob jiraan ee gobolka nugaal...

Waxa qoray oo diyaarshay tarikhdan iyo fahfahinta beshan abdulahi yare✌️