U bood nuxurka

Emre Mor

Ka Wikipedia
Emre Mor
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Emre Mor
Dhashay (1997-07-24) 24 July 1997 (Da’da  28)
Ku dhashay Brønshøj, Denmark
Joogga 1.68 m (5 ft 6 in)
Booska cayaarta Khad Dhexe (Garab)
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Borussia Dortmund
Nambarka 9
Ciyaartooyda yar-yar
2001–2006 Brønshøj Boldklub
2006–2015 Lyngby BK
2015 FC Nordsjælland
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2015–2016 FC Nordsjælland 13 (2)
2016– Borussia Dortmund 0 (0)
Xulka Qaranka
2013–2014 Denmark 17-Jirka ah 10 (2)
2014–2015 Denmark 18-Jirka ah 12 (1)
2015 Denmark 19-Jirka ah 9 (2)
2016– Turkiga 21-Jirka ah 1 (0)
2016– Turkiga 3 (0)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 17 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 29 May 2016

Emre Mor waa laacib u dhashay dalka Turkiga, wuxuu dhashay sanadu markay ahayd 24 Luuliyo 1997. Waxa uu hadda u ciyaaraa kooxda Borussia Dortmund ee ka dhisan dalka Jarmalka iyo xulka qaranka dalka Turkiga, Emre Mor waxa uu ku soo biiray cayaaraha isagoo aad u da'yar, wuxuuna horey ugu soo ciyaaray kooxda FC Nordsjælland ee Horyaalka Denmark.