Webiga Mania
Muuqaal
| Webiga Mania | |
|---|---|
Webiga Mania oo ku yaal koonfurta Antsirabe | |
| Wadan | Madagascar |
| Gobol | Vakinankaratra, Menabe, Amoron'i Mania |
| Baasin | |
| Ilaha Ugu Muhiimsan | Fasina 1,654 m (5,427 ft) |
| Afka Wabiga | Ankazondringitra, Menabe 71 m (233 ft) |
| Baaxadda Basinka Biyaha | 7,100 km2 (2,700 sq mi) |
| Astaamaha Jirka | |
| Dhererka | 0.0 km (0 mi) |
| Socodka Biyaha |
|
Webiga Mania waa wabi ku yaal Madagascar kaas oo ka soo qulqula buuraha dhexe ee jasiiradda, wuxuuna ku shubmaa Kanaalka Mozambique. Gobolka Amoron'i Mania waxaa loogu magac daray wabigan.
Wabiyaasha ugu waaweyn ee ka yimaada bidixda waa Ivato, Imorona, Ikoly, Menala, iyo Sakeny, dhanka midigna waa Fitanamaria, Sakorendrika, Manandona, Isakely iyo Iandratsay.
Waxaa jira mashruuc socda oo ku saabsan saldhigga korontada biyaha oo laga dhisayo Webiga Mania, meel u dhow goobta Antetezambato.[1]
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Mania river (Madagascar).